Muqdisho,fSONNA):- Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ku sii jeeda caasimadda Dalka…
MUQDISHO.SONNA… 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo dhowaan halkaasi kala wareegay Khawaarijta Al Shabab.…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed ayaa dhinaca kale waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland Alexander Stubb,kadib kulan caadi ah oo ka…
Muqdisho.SONNA….Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay talaabooyin mas’uuliyiinta maamulka Koonfur…
Muqdisho.SONNA…..Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay wadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan,isla markaana lagu beegsanaayo ama lagu bartilmaameedsanaayo kaabayaasha tamarta…
Boqolaal kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland ayaa si wadajir ah u aasay qoys ka kooban 5 ruux oo si ula kac…
Muqdisho-SONNA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cutubyo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida iyo dad shacab ah kula ciiday deegaanka Gandarshe…
Muqdisho-SONNA-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose kula afuray saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, maamulka deegaanka,…
Muqdisho- SONNA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka…
Muqdisho-SONNA- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guud ahaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel…

