Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir…
Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hoggaamiya koonfur Galbeed…
Muqdisho(SONNA);-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdulkadir Faarax, oo hoggaaminayay wafdi ka socda Wasaaradda, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga…
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Haramcad iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal wadajir ah ka fuliyay deegaanka…
Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Maxamed Abuukar Subeer, ayaa intii uu…
Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed,…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Gen. Asad Cismaan oo ka hadlay kulan looga hadlaayey amniga ayaa ka warbixiyay howlaha horyaalla ciidanka iyo sida ay muhiimka u tahay…
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad oo maalmahaan ku sugnaa Dalka Mareykanka ayaa kulammo muhiim ah la qaatay…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay saraakiisha ciidaamada ee ka qeybgalay kulan la xiriiray soo celinta amniga ayaa ka warbixiyay…

