Muqdisho (SONNA): Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u soo dhoweynaysaa ku…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u…
Minsk (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka, ahna safiirka aan deggenayn ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Belarus ayaa nuqul ka mid ah…
Nairobi (SONNA): Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, Shirkii Labaad ee Madasha Magaalooyinka Afrika. Kulankan muhiimka ah waxaa…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey madaxa ugu sareeya hey’adda FAO-Somalia. Masuuliyiintaan ayaa Wasaaradda…
Baydhabo (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu la yeeshay mas’uuliyiinta,…
Mogadishu – April 8, 2026: Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa la kulmay Mudane…
Baydhabo (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeedì,…
Baydhabo (SONNA): Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204, kadib markii uu tartanka doorashada ee…
Addis Ababa (SONNA): Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay…

