Muqdisho(SONNA):–Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Baydhabo(SONNA):-Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ka socoto cod-bixinta hanaanka doorashooyinka Qof iyo…
Baydhabo (SONNA): Musharax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG…
Baydhabo(SONNA);-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guud ee Guddiga, ayaa magaalada Baydhabo…
Muqdisho(SONNA);-Degaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka. Dadweynaha ku nool Koonfur Galbeed ayaa…
MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha deegaanka iyo tan wakiillada Koonfur Galbeed…
MUQDISHO:-(SONNA):-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho,…
Jowhar,(SONNA):- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo diirada lagu saarayey dardargelinta dagaalka ka dhanka…
Kulan lagu taageeray amniga caasimadda iyo dowlad-dhiska ayaa galabta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa sugidda amniga…
Muqdisho,(SONNA):- Waa 18 kamid ah Weriyaasha Warbaahinta Qaranka ee berri doorashooyinka Koonfur Galbeed ka soo waramaya, waxay kala joogaan 13 degmo oo berri looga dareerayo…

