Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sareeeye Guuto Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka Hogaanada ,…
Muqdisho(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa xalay fiidkii oo Arbaco ahayd (17 September) soo bandhigtay waxqabadkeeda muddada seddexda sano ee August 2022 illaa…
Muqdisho(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Amb Ilyaas Sheekh Cali ayaa maanta furay kulan dadweyne oo looga hadlaayo Maqaamka Caasimadda iyo Dib-u-eegista Dastuurka.…
Dhuusamareeb-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ka wada dhiirrigelinta geesiyaashii jabiyey khawaarijtii dhawaan soo…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha hay’adda, maaraynta musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga warbixiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka howlaha muhiimka ah ee ay SODMA qabatay tan…
Muqdisho-(SONNA)-Xukuumadda DanQaran ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay guulaha ay xaqiijisay muddadii saddex sano ahayd ee ay dalka u shaqeynaysay, taas oo hirgelisay barnaamijyo…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee muddada saddexda sano ah (2022–2025).…
Tunis (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Agaasinka guud ee Hiddaha iyo Tacliinta…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wang Yu…
Tianjin, Shiinaha-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Tianjin Shirweynaha 5aad ee Injineeriyadda “International Engineering and Construction Supply Chain Expo” iyo Shirka 9aad ee…

