Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan DFS ayaa Magaalada Muqdisho uga qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey abaalmarinta shirkado ganacsi oo ku guuleystay kobcinta tayada ee adeegyada loo…
New york(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta ee…
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xaaladda dalka,gaar ahaan caasimadda ay ka jiraan xaalad amni iyo kalsooni ay…
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Abdikariim Cabdow Xaydar iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Dalka Kanada uga qeybgalaya Shirka Golaha…
Raadiyo Muqdisho waxaa la aas aasay sanadkii 1951-kii, waxaana lagu aas aasay shaqaale ka kala tirsanaa Soomaali iyo Talyaani, maadaama xilligaasi lagu guda jiray xornimo…
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa dhaleeceeyay shaqaaqo abaabulan oo shalay galab ka dhacday saldhigga booliska degmada Warta…
New York-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda…
New York (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobey la…
Dhuusamareeb (SONNA): Wasiirka hawlaha guud iyo guriyeeynta dowladda FS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shirka guddiga sare ee mashruuca…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad mudane Cabdullaahi Cali Xersi…

