Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa furay kulanka billaha ah ee guddiga farsamo ee xiriirka arrimaha xasilinta. Kulanka…
Kinshasa (SONNA): Safiirka Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo oo xabsiyo ay ku xirnaayeen ka soo daayey muwaadiniin Soomaaliyeed oo 50 qof ka badan. Danjire…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday ururka…
Muqdisho (SONNA): Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS mudane Idiris Cusmaan Xaaji ayaa shir-guddoomiyey kulan wadatashi ah oo ku saabsan isku-duwidda mashaariicda Isbahaysiga Ciidamada…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya mudane Sebastian Groth,…
Qaahira (SONNA) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Masar, Sareeye Gaas Cabdulmajiid Saqar, iyo…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga iyo…
Muqdisho (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Elmo Maxamed Nur, ayaa maanta xafiiskiisa kulan muhiim ah kula…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa maanta guddoomiyay kulanka horudhaca ah oo ku saabsan sidii lagu aas-aasi…

