Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52…
Afhayeenka Ciidanka ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Macalin ayaa Kulan baraarujin ah oo la xiriiray habsami u gudashada waaibaadka qaran la qaatay ciidamada xoogga ee…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dib u furaysa qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo sanadihii u dambeeyey u xirnaa sababo amni,furista waddooyinka ayaa…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow Muqdisho ka furi doona shirka Qorshaha iskaashiga ganacsiga ee Maraykanka iyo Soomaaliya. Shirkan ayaa…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa goordhaw la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweymaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, kaddib Salaaddii Jumcaha ee maanta ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, tanaasulka dowladda ee…
Minnesota(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka halkaas oo uu…
Shabeellaha hoose(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka xoreeyey tuulooyin ka tirsan degmada…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ka hadley guulaha laga gaaray…
Maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen ayaa maanta dib u bilowday bixinta baasaboorka Soomaaliga oo lagama maaramaan u ah howlaha dhinaca socdaalka iyo aqoonsiga jinsiyadda…

