Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 07, November 2025. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley ciyaarta kama danbeysta ah ee Koobka…
Qeybtii 2aad tababar aqoonkororsi ah oo ku saabsan Isbarbardhigga qiimeynta sugan ee aqoonsiga rakaabka ayaa maanta Magaalada Muqdisho loogu qabtay qaar kamid ah saraakiisha hey’adda…
Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha Suuriya Axmed Shara iyo Wasiirka…
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa Mudane Amiir Cabdulcasiis Bin Turki Al-Feysal oo ah…
Maamulka Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Magaalada Beledweyne ku qabatay shir looga hadlaayay sida kor loogu qaadi lahaa wada-shaqeynta ka dhaxeysa qeybaha garsoorka iyo…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cali Barre, ayaa daahfuray Mashruuca “Rajo Kaaba”, oo ah barnaamij deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka…
Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhex martay kooxaha degmooyinka Howlwadaag iyo Warsheekh. Kooxda degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan ku sugan Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, halkaas oo uu ka socdo final-ka tartanka degmooyinka…
Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dhamme,…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aways Jaamac, ayaa kulan kula yeeshay xafiiskiisa mas’uuliyiinta qeybaha kala duwan ee Wasaaradda. Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta uu la…

