Muqdisho-(SONNA)-Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si heer sare ah u qabtay munaasabad ballaaran oo lagu hawlgelinayay Hawlwadeennada Ololaha Doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka…
Islamabad-(SONNA)-Shirweynaha todobaad ee Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Adduunka ayaa si rasmi ah uga furmay Magaaladda Islamabad ee Dalka Pakistan, waxaana Soomaaliya ku meteleysa Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee…
Aljeris (SONNA): Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Aljeeriya Cabdulmajiid Tabbuun ayaa goobjoog ka ahaa heshiisyo ay kala saxiixdeen Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Dibadda,…
Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka…
Aljeris (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya ayaa maanta si diirran loogu…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qayb galay munaasabadda saxiixa mashruuca Dardargelinta Horumarka Dhaqaalaha iyo…
Nairobi-(SONNA)-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dhiirigelin u samaysay ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeybgashay Bandhigga ganacsiga 25-aad ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika…
Beirut-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray magaalada Beirut ee dalka Lebanon. Wasiirka ayaa halkaas uga qaybgalaya Madasha dhaqaalaha iyo horumarinta…
Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth. Kulanka, ayaa looga…
Faallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku tegay…

