Muqdisho(SONNA):-Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha 1aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed 2025 oo ah madal qaran oo lagu xoojinaayo tayada iyo hufnaanta cadaaladdeed ee…
Xuska maalinta macallinka Soomaaliya waxaa sanad kasta lagu qabtaa gudaha Dalka Soomaaliya,waana maalin ku wayn quluubta umadda oo loo dabbaaldego 21-ka Nofembar ee 1974-tii ayaa…
Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadda Maalinta Macallinka ee 21-ka November awgeed hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliya.…
Muqdisho(SONNA):- Munaasabada Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ayaa saaka si weyn loogu xusayaa Tuulada Ciyaaraha Dalka ee Stadium Muqdisho,munaasabadan ayaa waxa ka qayb gelaya madaxda sare ee…
Brussels(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah kaga gaybgalay magaalada Brussels Madasha Afaraad (4-aad) ee heer Wasiir…
Addis ababa(SONNA):-Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada oo ka qeybgalaya Tartanka CECAFA ee ka socda magaalada Addis Ababa ayaa barbar dhac 3-3 ah la galay…

Guddiga doorashooyinka oo tababar uga furay degmada Balcad hawlwadeenadda diiwaangelinta codbixiyaha
Balcad(SONNA):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar uga furay Degmada Balcad Howlwadeennada Diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Tababarkan oo ah mid muhiim u ah hirgelinta doorashada…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed munaasabadda 21-ka November awgeed oo ah maalin ku wayn…
Shirka 12-aad ee Hal-abuurka dunida ee xagga Waxbarashada (WISE),ayaa lagu wadaa 24-25 Noofambar lagu qabto Xarunta Shirarka Qaranka ee Magaalada Doha oo caasimad u ah…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Wasiir Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta shirar muhiim ah kula yeeshay magaalada Belém wafdiyada…
