Rabat(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Morooko, ayaa magaalada Rabat kula kulmay dhiggiisa dalkaas, Mudane…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Qaranka ee Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle , ayaa si rasmi ah u daahfuray shir muhiim ah oo looga hadlayo…
Tangier(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qaybgalay dood-wadaag heerkeedu sarreeyay oo ka qeyb ah madasha…
Muqdisho(SONNA):- Guddiga Miisaaniyadda iyo Maaliyadda ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa aqal ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana…
(SONNA):-Kalfadhiga 3-aad ee Guddiga Fulinta ee Hay’adda Qaramada Midoobay (UN-Habitat) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenta, iyadoo ay ka qeyb…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad.…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarin ay bixisay Hey’adda WHO Europe ,taas oo la xiriirtay dadaalka uu ku bixiyay dadaallada bani’aadanimo ee…
Muqdisho.SONNA…Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad Khawaarij ah oo ka kooban ilaa 11 dhagar-qabe, kuwaas oo ku howlanaa…
Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay dhiggooda Oman, kuwaas oo ay ku wada ciyaareen kulan ka…

