Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye Ku Xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed, ayaa saaka kormeeray ololaha nadaafadda iyo ilaalinta deegaanka ee ka socday…
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda Degmooyinka Gobolka Banaadir. Muwaadiniinta Soomaaliyeed…
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo dhowaan ku dhaawacmay dab qabsaday…
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad…
Beijing(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta magaalada Beijing, caasimadda dalka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, kaga qayb-galay munaasabadda sannad-guurada…
Muqdisho(SONNA):-Mas’uuliyiin sare oo ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Gen. Abdullaahi Sh. Ismail Fartaag, Agaasimaha Guud ee HSJ, Mudane Mustafa Duhulow iyo Guddoomiyaha Guddiga…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah hoggaanka Hay’adaha Siyaasadda Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF) ugu wareejiyay Jamhuuriyadda Uganda,…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa soo xiray Qalin-jabinta Dufcaddii Ciidanka Daraawiishta oo…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Shirkii 35-aad ee Caadiga ahaa ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika, kaas…
Muqdisho(SONMA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka 17-aad ee Guddiga Joogtada ah, kaas…

