Senator Muuse Suudi Yalaxoow iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Degmooyinka Kaaraan iyo Shangaani oo ay ka socdaan doorashada golaha deegaanka…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo gudanaya waajibaadkiisa muwaadinimo kana qayb-galaya doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee caasimadda, ayaa codkiisa…
Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho waxay qoraysaa taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka Soomaaliyeed, kadib markii si wadajir ah 16-ka degmo ee caasimadda ay uga…
Muqdisho (SONNA):,Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyinka golaha deegaanka ee Gobolka Banaadir.…
Muqdisho.SONNA…Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u furay doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha oo ay garab taagan…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cisman Cabdullaahi iyo saraakiil kale oo la socday ayaa kormeeray inta badan xarumaha degmooyinka ee loo diyaariyey in…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu caawa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed waxa uu kaga hadlay muhiimadda taariikhiga ah…
Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.
Tangier (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa booqasha shaqo ku tagay Dekadda Tanger ee dalka Morocco…
Muqdisho (SONNA): Ololaha doorashada ee ay wadaan ururada siyaasadeed ee ku loolamaya doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka Gobolka Banaadir oo 25-ka bishan dhici doonta ayaa soo…

