Muqdisho(SONNA):-waxa guud ahaan ba degmooyinka gobolka Banaadir ka socda mudaharaado waaweyn oo shacabka soomaaliyeed kaga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada dhuledd ee Jamhuuriyadda…
In ka badan 21 dal iyo Ururo ah heer Caalami iyo mid Goboleed isugu jira ayaa diidmo adag kala hor yimid damaca Yuhuuddu ku aqoonsaneyso…
Muqdisho(SONNA);-Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan, Gobolka Banaadir. Boqolaal ka tirsan…
Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlay ilaalinta gobannimada iyo midnimada dalka la qaatay qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida dalka ayaa kulan la…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay, Doorashadii Taariikhiga ahayd ee…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa’iil ay ku sheegtay aqoonsiga gobollada Waqooyi ee Soomaaliya,…
Muqdisho,(SONNA):- Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa mar kale caddeysay aqoonsigeeda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay tahay hal dowlad oo madax-bannaan, kana hoos shaqeysa awoodda iyo xukunka…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa xaqiijiyay in jawaabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixin doonto ku dhawaaqista Israa’iil ee ku…
Muqdisho,(SONNA):- Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo ku shiray Muqdisho ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray xadgudubka iyo aqoonsi beenaadka Israaiil ee ka dhanka ah madax banaanida…

