Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka, ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyaadka Khawaarijta ku soo qaadeen deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka difaaca iyo…
Guddiga Fulinta ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan la xiriiray dardargalinta howlaha ururka iyo la socodka xaaladda Dalka Soomaliya ku yeeshay Magaalada Jiddah ee…
Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta Soomaalida ay ka qaadan karaan…
Muqdisho(SONNA):-Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saxiixay Qorshaha Guud ee Baarista sannadka 202, (Annual Overall Audit Plan – 2026). Qorshahan sanadlaha ah ayaa…
Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa xalay fuliyay howlgal lagu beegsaday goobo bartilmaameed ahaa oo maleeshiyaadka Khawaarijtu ay kaga sugnaayeen deegaanka Jabad-godane ee Gobolka…
Dhuusamareeb(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay si diirran ugu…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii hore ee ahaa in qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga Qaranka…
Jawhar(SONNA):-Magaalada Jowhar, xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaa si weyn uga socda dibadbax ballaaran oo shacabka magaalada ay uga dhiidhinayaan gardarrada Israa’iil iyo faragelinta ay ku…
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee Qaramada…
Dowladda Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hey;adaha caalamiga ah ee sida xilkasnimada leh u hor-istaagay damaca Israel ee ay ku doonaayeen in ay aqoonai…

