Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 4’aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka Alanleey ee gobolka Shabeellada Dhexe…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo dhowaan safar shaqo ku gaaray Dalka Sacuudi Carabiya ayaa…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Siyaasadda iyo Iskaashiga Istiraatiijiga ee Hay’adda ECH, Marwo Hanna Jans,…
Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo xiray kulanka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga dalalka Geeska Afrika, kaasi oo…
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud…

Soomaaliya iyo Turkiga oo dabaaldagay 60 guuradii kasoo wareegtay aasaaski xiriirka diblomaasiyadeed
Ankara(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ankara Danjire Fatxudiin Cali (Ospite) ayaa ka qeyb galay xaflad ay soo abaabushay safaarada JFS ee Wadanka Turkiga, taas oo lagu…
Muqdisho(SONNA):-Shirka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda ee Iskaashiga Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, taas oo ah…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka cusub ee 2026,…
Muqdisho (SONNA): Wasiir-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed, kuwaas oo ay…
