Muqdisho, Axad,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan diiradda lagu saarayo…
Muqdisho,(SONNA):- Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa…
Muqdisho,(SONNA):- Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer loogu gorfeeyey arrimo la…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabadda 6da February maalinta caalamiga ah ee joojinta Gudniinta. Wasaaradda Qoyska oo…
Muqdisho,(SONNA):- Go’aan maamul oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa 12 kulan looga joojiyay ka qeybgalka…
Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo la xiriira…
Muqdisho,(SONNA):- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta guddoomiyay kulan wadatashi oo looga doodayay laguna ansixiyay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta…
Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda NISA ayaa xoojisay dagaalka ka dhanka ah maalgelinta argagixisada, iyada oo howlgalladii ugu dambeeyay lagu soo afjaray Horjoogeyaashii laf-dhabarka u ahaa baadda iyo…
Muqdisho, (SONNA):- Waxaan halkan idin kugu soo gudbineybaa Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku tegay magaalada…

