Muqdisho (SONNA): Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah looga daawadaa…
Hey’adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanatar Xasan Kobac ayaa maanta deegaanka Maroodile ka daah-furtay wajiga labaad ee biyo-dhaamin gaaraysa 50 booyadood, kuwaas…
Muqdisho,(SONNA):- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad u ah taariikh iyo…
Muqdisho(SONNA);– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka Guddiga Isku-dhafka Wasaaradaha ee Dadaallada…
Muqdisho(SONNA);–Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkan…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada amniga lagu dilay saddex horjooge oo…
Muqdisho(SONNA);-Ku dhowaad 130 qoys oo ku dhaqan deegaannada Afbarwaaqo, Qoriweyn iyo tuulooyinka hoos yimaada, kuwaas oo ay si weyn u saameysay abaarta ka jirta qaybo…
Sideed ruux oo mayd ayaa laga helay biyaha badaha ee Liibiya iyo Giriiga, xilli tirada dadka socotada ah ee ku dhintay badda Mediterranean-ka ay sii…
Muqdisho(SONNA):’Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos ah looga daawadaa Telefishinka Qaranka…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cabdiqaadir Cali ayaa shir istiraatiiji ah la yeeshay mas’uuliyiinta wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah,…

