Muqdisho(SONNA):- Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee wadajirka ah, waxaana Guddoominayey…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay weheliyaan Wasiirka Hawlaha Guud ee…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee ka qeybgalay doorashadii goleyaasha deegaanka…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulankaasi looga arrinsaday guulaha laga gaaray…
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa gaaray Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya,halkaas oo loogu sameeyay soo dhoweyn…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal…
Muqdisho (SONNA): Degmada C/Casiis oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta shaqadooda, ayaa dhanka…
Dhuusamareeb (SONNA): Wasiirka hawlaha guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed…

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo yeeshay kulan ku saabsan xoojinta Iskaashiga dhinaca Warbaahinta
Ankara(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa magaalada Ankara kulan…
