Muqdisho,(SONNA):- WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha…
Muqdisho(SONNA);-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay U-qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya Antonino Mazzocca Kulanka ayaa…
Nairobi(SONNA):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta Safaaradda. Afurkan qiimaha badan ayaa waxaa…
Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka…
Muqdisho (SONNA): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha kala duwan, kuwaas oo si…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday Iiraan ,iyadoo Israa’iil ay sidoo kale sheegtay inay weerarro…
Muqdisho(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Waleed…

