Muqdisho(SONNA):’Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen shaqaalaha hay’adda, laguna wareejiyay…
Muqdisho(SONNA):-Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Muqdisho(SONNA):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka…
Muqdisho (SONNA): Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay…
Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay wafdi ay hoggaamineyso…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa Muqdisho ku soo gebagebeeysay Xuska Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo Bandhigga ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda Qoyska…
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn iyo afur ah oo ay…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ah…
Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan lagu maamuusay xuska maalinta caalamiga ee Haweenka Adduunka, si loo muujiyo doorka muhiimka…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya,…

