Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad oo maalmahaan ku sugnaa Dalka Mareykanka ayaa kulammo muhiim ah la qaatay…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay saraakiisha ciidaamada ee ka qeybgalay kulan la xiriiray soo celinta amniga ayaa ka warbixiyay…
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax ka barta Jaamaaad Daystar ee…
Baladweyne (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo wada hawlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta ayaa deegaanka Abaar Cano-weyn oo u dhexeeya deegaanka Yasooman iyo degmada Moqokori ee…
Geneva (SONNA): Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhisa dalalka Switzerland iyo Austria, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u jooga Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva,…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u eegis gaar ah ku sameeyey heshiisyada kirada dhulka dowladda ee 7 shirkadood oo…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Afrika, General…
Muqdisho (SONNA): Munaasabadda dhaarinta xubnaha golaha deegaanka Xamar oo ka kooban 390 xubin ayaa galabta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirro ka tirsa xukuumadda, guddoomiyaha guddiga…
Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI) oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo Soomaaliya…
Beydhabo.SONNA…Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.…

