Baydhabo (SONNA): Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204, kadib markii uu tartanka doorashada ee…
Addis Ababa (SONNA): Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay taariikhda la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii la aasaasay…
Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shahaadooyinka musharraxnimada guddoonsiiyey musharraxiinta u tartamaya kursiga HOP#204, kaas oo horay uga bannaanaa Baarlamaanka…
Baydhabo (SONNA): Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta magaalada Baydhabo ka daahfuray bixinta kaararka codbixiyeyaasha. Xoghayaha Guud ee Guddiga Mudane Xuseen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ah ee Dowlad…
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Maxamed Keerow iyo Xildhibaan Maryan…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa u Hambalyeeyay Cabdinaasir Cabduqaadir Maxamed oo ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta,…
Baydhabo (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qeybta 3-aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Jowhar (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey oo hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Intii uu…
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u dhexeeya Baydhabo iyo Daynuunaay ee…

