Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa abaaro 23:40 PM ku guuleystay in…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Liibiya, Mudane Daahir…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee qodista shidaalka ee…
Trioli (SONNA): Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Cabdisalaam Cali ayaa kormeer ku tegay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Tripoli. Kormeerka ayaa qayb…
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa shir muhiim ah kula yeeshay guddiga arrimaha…
Muqdisho.SONNA…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,halkaasi oo loogu…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada Carruurta SOS ee…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii Soomaaliyeed ee ugu…

