Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa xaaladda dhaqaalaha Soomaaliyaa ee xilligan, waxaana marti ku ah Pro. Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir ku…
Wabiga Jubba ayaa ku fatahayay dhulbeereedyo ku yaala Deegaanada Jubbaland oo la sheegayo inay biyahaasi gaysteen khasaare ballaaran. Fatahaadaha ayaa saameeyey dhulbeereedyada Baardheere iyo nawaaxiga…
Magaalada Muqdishu ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha dhalinyarada Soomaalida oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dhalinyrada. Sii akhri
Duqayn ayaa ka dhacday magaalada Jilib ee ay gacanta ku hayaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab, sidaasi waxaa tebiyey warbaahinta dawladda federaalka Soomaaliya. Sii akhri
Ugu yaraan afar ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ee qaabilsan amniga magaalada Muqdisho ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay nawaaxiga degmada Dayniile. Sii akhri
Safiirkii Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya Saalim Macow Xaaji ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay qoraal uu soo saaray saacadihii hore ee maanta. Hadalkaasi waxaa…
Shir wadatashi ah oo ay leeyihiin wasaaradaha diinta iyo awaaafta ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa ka furmay magaalada Kismaayo ee caasimadda ku-meelgaarka…
Maxkamadda militariga ee Soomaaliya ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku ridday xubno ka tirsan ciidamada amniga dawladda oo ku lug lahaa iska horimaad…
Dallada Naafada Puntland ee gobolka Bari gaar ahaan degmada Boosaaso, ayaa ka cabanaya inaysan ka mid noqon xubnaha urur siyaasadeedyada ay u xusheen in ku…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Sii akhri










