Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale oo warbaahinta uga warbixiyey gunaanadka shirka, ayaa sheegay inay jiri doonaan kulamo kale oo lagaga arrinsanayo arrimaha masiiriga ah…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo shirka ka u socda madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasiyiintii horay xilalka sare uga soo qabtay dalka.…
Maleeshiyaadka ururka al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley ee gobolka Gedo, oo ay dhammaadka bishii hore ka baxeen ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya.…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarada Afrika ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira qaaradda sida colaadaha, dhaqaalaha,…
Hawlgalka milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in kadib markii ay codsi ka heleen dawladda Soomaaliya ay saddex duqaymood oo is…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay isku shaandhayn kooban ku sameeyey golihiisa wasiirrada. Isku shaandhaynta ayaa keentay in xilkii laga qaado Wasiirkii Maaliyadda…
Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka furmay toddobaadka cayaaraha Soomaalida Toronto, kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxo ka kala yimid Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka…
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubland ayaa sheegay in ciidamada dawladda federaalka oo kaashanaya kuwa maamulka ay maanta qabsadeen degmada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose. Sii akhri
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in 40 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab lagu dilay howlgal ay deegaanno hoostaga degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ka sameeyeen…
Guddiga doorashada ee Somaliland oo toddobaadkan kulamo la qaadanayey daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay ururada siyaasadda ee Somaliland. Sii akhri










