Wariye Bushaaro Cali Baanday oo ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa maanta la horkeenay Maxkamada Gobolka. Sii akhri
Dadka ku nool deegaanka Laba Jameeco oo qiyaastii 20km dhinaca koonfur bari ka xigta magaalada Jowhar ee gobalka Shabellaha dhexe ayaa waxaa godoomiyay oo degaanada…
Xaalad amni darro ayaa waayadan dambe ka jirta xadka ay wadaagaan Soomaaliya iya Kenya, gaar ahaan dhanka Mandera. Sii akhri
Dawladda Soomaaliya ayaa furtay xarunta dhexe ee kaydka daawada, taas oo dowladdu ay sheegtay inay daboolayso baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh…
Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa soo dhaweeyey go’aankii guddiga doorashooyinka, hase yeeshee waxaa dinaca kale go’aankaas kasoo horjeestay Xisbiga UCID. Sii akhri
Dhawaan waxaa lagu wadaa inuu billawdo wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al Shabaab, kaas oo xilligii la filayey kadib dhacay, welina waxaa taagan in…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in luuqado ay ku jirto Soomaaligu halis ku jiraan dabar go' dhammaadka qarnigan, waxaana khuburada luuqadda Soomaliga ay sheegeen in…
30 qof oo ka mid ah 36 ajaanib ah oo u kala dhashay Iiraan iyo Paaksitaan oo lagu helay kalluumaysi sharci-darro ah ayaa maanta horyimid…
Deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay shir muddooyinkan socodey oo lagu dhammeeynayay colaado u dhaxeeyay beelo wada dega bariga Mudug, kaas oo…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa marti u ah Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aaden (Taliye Shub) oo ka sheekeynaya jacaylka, xilliga…










