Wararka ka imanaya deegaanka Dhabbad ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dil uu ka dhacay xalay degaan u dhow halkaasi oo aan ka fogayn…
Hanti-dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa soo saaray warbixin baaritaan oo ay ku sameeyeen 15 hay'ad iyo 3 safaarad oo Soomaaliya ay…
Fadhiggii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayay xildhibaanada golaha qaarkood soo jeediyeen in goluhu gudo-galo xeerarka doorashooyinka ee qabyo tirka u baahan. Sii akhri
Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo waddada isku xirta magaalooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobolka Baay. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay 10 qof oo dowladda u shaqeynayay kuwas oo lagu eedeyay inay Shabaab u basaasayeen. Sii akhri
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug waxaa ka socda diyaargaroowga soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu VOA u xaqiijiyay masuul ka tirsan maamulka…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hay’adaha maniga ay qabteen xubno ku dhex-jira dowladda, oo u basaasayey kooxda Al-Shabaab. Sii akhri
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland ee dhowaan guddiga doorashooyinka ay muddeeyeen. Waxaa soo jeedinaya Khadar Maxamed Cakule oo ku sugan…
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri









