Muqdisho.SONNA…Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka dhaswaajiyay in dowladda Federaalka ay si adag u diidday go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsanayso…
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u fadhiya…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda, kaas oo diiradda…
Istanbul,(SONNA):- Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Aduunka ee ka socday Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya ku matalayey wafdi Xildhibaano…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah, kaas oo lagu xoojinayo awoodda Guddiga ee ilaalinta iyo horumarinta…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Mudane Yuusuf Cali Maxamed iyo Xoghayihii hore Mudane Cabdifataax…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si adag u cambaareeyeen warar sheegaya in Israa’iil ay qorsheynayso inay ergay diblomaasiyadeed u magacowdo waxa loogu…
Baydhabo(SONNA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Dadka ee Bangaladesh, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah…
Muqdisho,SONNA):- Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada…

