Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyey ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Gor Gor iyo Danab, kuwaas oo dhawaan dhameystay tababarkoodii. Sii akhri
Qaar ka mid ah magaalooyinkii ay hore xarumaha ugu lahaayeen ayaa isku diyaarinaya in ay iska diidaan burcad badeeddan in ay magaalooyinkooda soo degeen. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haweenka iyo hal-abuurka ganacsiga, waxaana ku wareysaneynaa laba gabdhood oo hal-abuuryo ganacsi ka sameeyey Hargeysa. Sii…
Weerarkii ay xalay Iran ku qaaday Israel saameyn intee la'eg ayuu gobolka ku yeelan karaa? Falastin Ahmed Iman ayaa su’aashaas weydiisey Dr Hassan Al-Bisri oo…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa; xaaladda dilalka dhalinyarada qurbajoogta, gaar ahaan kuwa Canada. Sii akhri

Prof. Xuseen Warsame: Haddii aysan dowladdu qaadin canshuur waxay ku noqoneysaa deyntii laga cafiyay
Sii akhri
Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu fashil ku dhammaaday wadahal uu Nairobi kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu…









