Dagaal beeleed ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas. Sii akhri
Dowlad Goboleed Puntland, oo wadda dadaallo ay ku xakamaynayso hubka sharci darrada ah, ayaa soo saartay amar ay ku diiwaangalinayso waxii hub ah ee lagu…
Xukuumadda Somaliland ayaa soo sartay go’aanno iyo amarro la xiriira sugidda amniga iyo habsami u socodka doorashada madaxnimo iyo midda xisbiyada ee Somaliland oo lagu…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Muuse Xassan Yuusuf oo ah guddoomiyaha Komishinka Doorashooyinka Somaliland. Barnaamijka waxaa soo saaray…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka…
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay wax ka bedelka xeerka warbaahinta iyo xeerka nidaamiyaha helista xogta ee wariyeyaasha…
Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore iyo sanadkanba dhallinyaro soo galooti…
Magaalada Seatle ee Washington ee dalkan Mareykanka, oo ah magaalo ay ku wareegsan yihiin biyo, buuro iyo dhul keeymo ah oo cagaaran ayaa waxaa ku…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka Somaliland iyo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda. Sii akhri
Allah ha u naxariistee Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar oo ka tirsanaa kooxda Fanaaniinta Booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa shalay ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada…










