Guddiga Nabad-galyada Gobalka Sanaag ee Somaliland ayaa fariimo dhinaca amniga u diray shacabka, iyagoo u sheegay in lasoo rogay bandow lagu xakameynayo isu socodka oo…
Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed ayaa Sabtidii shalay ka nasiib darro ku tilmaamay go'aankii uu shalay baarlamanka Soomaaliya ku aqbalay codsi uga yimid…
Muqdisho — Machadka cilmi barista Haritage ayaa Sabtidi shalay soo saaray, warbixin uu diiradda ku saaray xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan natiijooyini…
Deegaanada Jubada Hoose qaarkood ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Sii…
Milkiilaha shirkadda Dahabshiil Xaaji Maxamed Siciid Dahabshiil ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha deegaanada Qorilugud iyo Buuhoodle in la joojiyo dolaadaha deegaankanka ka aloosan. Sii…
Magaalada Garoowe waxaa Sabtidii ka furmay shir ay ka qeyb galayaan saxafiyiin ka socota warbaahinta iyo saraakiisha dhinaca amniga, kaas oo looga hadlayo doorka warbaahinta,…
Syaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah gudoomiyaha urur siyaasadeedka Kaah, ayaa sheegay inay ka baaqsadeen isku soo baxyadii taageerayaasha ururkiisa ay ka samayn lahaayeen gobollada…
WASHINGTON— Gudniinka Fircnooniga ayaa ah caado dhaqameed khatar ku ah gabdhaha, hooyada iyo dhallaanka, kaas oo wali lagu sameeyo gabdhaha yar ayar guud ahaan dhulka Soomaalidu…
In cadaalad laga gaaro dilalka qorsheysan ee saxafiyiinta loo geysto waa howl adag, haba ugu darnaatee goobaha colaadaha iyo kiisaska dhaca xilliyada dagaalka. Maatana waxa…
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka…










