Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odaawa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Bariga Africa ee Dowladda Mareykanka (JSOTF -EA) ayaa…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo looga hadlaayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka bini’aadannimada ee…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY MUNAASABADDA FURITAANKA SANNAD DUGASIYEEDKA 2026 Muqdisho, Sebteembar 6, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka…
Muqdisho,(SONNA):- Xoghayaha Guud ee Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Caddow ayaa magaalada Dublin kula kulmay Madaxda Shirkada Data Flow Group. Xoghaye Caddow,…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan (Geesod) iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalay furitaanka Carwada Ganacsiga Gudaha Afrika (Intra-African Trade Fair )…
Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka. Shirka waxaa ka…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey Xarunta Hogaanka Baarista Dambiyada CID. Goobaha uu sida gaarka ah Taliyuhu…
Cadaado(SONNA):-Guddoomiyaha Cisbitaalka dhimirka ee Xabeeb, Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale “Xabeeb”, ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Mudug isaga oo ay wehliyaan koox caafimaad oo khaas…
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee Dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Cali Cabdi Awaare ayaa ka qayb galay kulanka meertada 164-aad oo…
Galgaduud(SONNA):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo u dhexeeya deegaannada…

