Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka…
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo uu weheliyo Taliyaha…
Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur ah oo la ildaran xanuunnada wadnaha. Agaasimaha…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo safar shaqo ku jooga qaaradda Yurub ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada London…
Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed, halkaas oo…
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa maanta…
Muqdiso(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Jabuuti u soo…
Baydhabo(SONNA):-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro, ayaa kormeer shaqo ku tagay xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Baydhabo, xarunta…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka S/Guuto Ibrahim Maxamed ayaa Kormeer shaqo ku tegay Xerada Ciidamada Kumaan Dooska sida gaarka ah u tababaran Danab ee Dhuusamareeb…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ayaa ka qayb galaysa Madasha Caalamiga ah ee magaalooyinka Adduunka ee 13-aad oo ka socota magaalada Baku,…

