“Dhoodaan waa adiib weyn, waa nin naqdiya waxa jira, gabaygiisuna ma laha waxa loo yaqaan ‘laqsiga’ sida naago ammaanka iyo jacaylka. Waa nin ka hadla…
Qamaan baa waa carro Isaaq socdaal ku tagay. Niman ay kulmeen ayaa gabadh ayaanu ku siinaynaa siinaynaa ku yidhi, diiday inuu dhahana way la ahaan…
Gabayadan ay nimanka Isaaq iyo kuwa Ogaadeen isugu jawaabeen waxaa 1979kii billaabay nin la yidhaahdo Cali Banfis oo Isaaq ah. Wuxuu gabayadiisa badankooda ulajeeday dawladii…
Dabayaaqadii 1976kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan rakibay gabaygan isaga oo ugu jawaabayey niman dawladii Maxamed Siyaad ergo u ahaa oo gabayo usoo diray, nimankaa oo aad…
WQ: Cawaale Xuseen awallea@hotmail.com Gabaygu waa boqorka hadalka noocyadiisa oo dhan. Far Soomaalka oo aan qoraal lahayn awgeed wuxuu gabaygu ahaa nooca ugu mudan uguna…
Gabaygii 1aad Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu degi lahaa Ciide Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daaroode Darraatoole iyo Faafanoo wada…
Dadka badankiisu markii ay maqlaan magaca Guba waxaa maskaxdooda kusoo dhaca gabayo dhaadheer oo qarni hore la tiriyey oo ay isu tiriyeen niman suugaanta Soomalida…
Xaddis A. Caabbi Xadiscaabi@hotmail.com Haddii aanay jirin xuquuq lahaansho gaar ahaaneed ee shay waxaa la arki lahaa in is qabqabsi badan yimaado. Lahaanshaha gaar ahaaneed…
Waxaa layidhi abwaankii weynaa ee Qamaan Bulxan ayaa haweenay u dhaxday labaatan qori iyo xoolo badana uu ka bixiyey, aadna uu u jeclaa, ayaa reerahoodii…
Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo sheekadii…

