Qamaan baa waa carro Isaaq socdaal ku tagay. Niman ay kulmeen ayaa gabadh ayaanu ku siinaynaa siinaynaa ku yidhi, diiday inuu dhahana way la ahaan…
Gabayadan ay nimanka Isaaq iyo kuwa Ogaadeen isugu jawaabeen waxaa 1979kii billaabay nin la yidhaahdo Cali Banfis oo Isaaq ah. Wuxuu gabayadiisa badankooda ulajeeday dawladii…
Dabayaaqadii 1976kii ayuu Cabdullaahi Dhoodaan rakibay gabaygan isaga oo ugu jawaabayey niman dawladii Maxamed Siyaad ergo u ahaa oo gabayo usoo diray, nimankaa oo aad…
Dadka badankiisu markii ay maqlaan magaca Guba waxaa maskaxdooda kusoo dhaca gabayo dhaadheer oo qarni hore la tiriyey oo ay isu tiriyeen niman suugaanta Soomalida…
Waxaa layidhi abwaankii weynaa ee Qamaan Bulxan ayaa haweenay u dhaxday labaatan qori iyo xoolo badana uu ka bixiyey, aadna uu u jeclaa, ayaa reerahoodii…
Qore: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Dhaqanka Soomaaliyeed waa dhaqan hodan ku ah sheeko xariirta ay sameeyaan af-shaxanno ku xeeldheer mu’allifnimadda dhinaceeda tiraabta. Qayb Libaax iyo sheekadii…
Maxamuud Cabdi oo dadka badankiisu u yaqaano Kaadheeri waa abwaan ku caan baxay abuurista iyo xaladaynta maansada Soomaliyeed. Dhamaan daafaha iyo dacallada Soomaliyeed waa uu…
The largest online collection of Somali poetry Adduunyaddan liqaanliqu go ee, ligantay taariikhdu Adduunyaddan lugaha taagtay ee, madaxii laalaado Adduunyaddan liciiftay ee, liito arageedu Adduunyaddan…
Gabaygan soo dhammaystir, taariikhdiisiina soo raadi. Waa taan Cadaadley ka guday xalay cawayskiiye Caado iyo intaan Sirow tegaan caano geel dhamaye Cosob iyo markaasay Maryama…
Reer Cali iyo Ciidagale ayaa mar kale is laayey kolkaa ayuu Xarbi Ismaaciil Samatar gabay dabaaldeg ah tiriyey. Qowdhan ayaa gabaygaa digashada ah dhibsaday sidaa…

