Muqdisho(SONNQ):-Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Cabdinaasir Maxamed, ayaa maanta daah furay tababar ku saabsan xoojinta iyo…
Shabeellaha Hoose(SONNA):-Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere, iyo Balow…
Magaalada Xamar waxaa ka socota kala miir dhab ah, kadib markii uu dhacay ‘Isku Milaniya’, iyadodoo hey’adaha amniguna shaqo muuqata ka hayaan sidii loo kala…
Qoyska Qamaan Bulxan oo meel degan ayaa waxaa kusoo baxay niman safar ah oo u muuqday inay reerka ku hoyaad yihiin. Qamaan ayaa kob dheer…
Waa mar kale iyo taxenihii ahaa “Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.” Waxaan maanta soo qaadanaynaa gabay uu tiriyey Xuseen Hudle. Gabaygani wuxuu…
Ilma Samatar (Maalinguur) iyo ilma Warfaa (Reer Warfaa) oo Reer Cabdille, Ogaadeen ah, ayaa waxaa ka dhexeeyey loolan ku saabsan xagga curadnimada, ugaasnimada, laandheeranimada iyo…
Ilaahii Cirshiga nuuriyoow, waanu kuu cabane Waxaad adigu caabiyi kartaa, ciidhoo noo taraye Ilaahayow Casiis baad tihiyo, caadilkii jira e Adigaan cirriyo geeri iyo, cudur…
“Dhoodaan waa adiib weyn, waa nin naqdiya waxa jira, gabaygiisuna ma laha waxa loo yaqaan ‘laqsiga’ sida naago ammaanka iyo jacaylka. Waa nin ka hadla…
Qamaan baa waa carro Isaaq socdaal ku tagay. Niman ay kulmeen ayaa gabadh ayaanu ku siinaynaa siinaynaa ku yidhi, diiday inuu dhahana way la ahaan…
Gabayadan ay nimanka Isaaq iyo kuwa Ogaadeen isugu jawaabeen waxaa 1979kii billaabay nin la yidhaahdo Cali Banfis oo Isaaq ah. Wuxuu gabayadiisa badankooda ulajeeday dawladii…


