MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo…
Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyey wariyaheena Khadar Maxamed…
Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Mohamed Abdi Hayir ayaa daah furay barnaamijka tababarka farsmada gacanta ee cagafyada kaas oo 30 dhalinyaro lagu bari…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa 300 oo ka tirsan shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar u wareejiyay Waaxda…
Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyey ee Bangiga Aduunka oo kaashanaya baanka horumarinta dalka Jarmalka ku abaalmariyo Milaayiin dollar kadib markii ay si wanaagsan u…
Qaar kamid ah degmooyinka gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa waxaa maanta ka qabsoomay kulamo looga soo horjeedo faragelinta DFS iyo go’aamo ka soo baxay isimada…
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan( Yusuf Jeego) oo Kulan mira-dhal ah la qaatay wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabadda xuska sannad guurada 65-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu…
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland, muddo…










