Dibadaha raggii aaday waa gabay ka sheekaynaya qaar ka mid ah xaaladaha iyo duruufaha ay ku sugan yihiin dadka Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan. Wuxuu…
Tani waa tix gabay ah oo isbarbardhig ku samaynaysa dawladda federaalka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhaba iyo Midowga Maxaakiimta Islaamiga ah oo nabadgalyo iyo…
Isagoo safar u ah dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayuu wuxuu damcay inuu xaaskiisa la dardaarmo. Kolkaa ayuu sidii ragga gabya ee Soomaaliyeed lagu yaqaanay wuxuu…
The largest online collection of Somali poetry Maxamad wuxuu curiyey maansadan August 19, 2003 wuxuuna u allifay lamaantissa oo aad ugu dheer: Wuxuu yidhi: ·Gacalooy…
Dalkii laga sinaystay iyo Dagmooyinkii la qaybsaday Daacaddii dib loo dhigay Wadanigii la duudsiyey Hashii Dooloow lagu horay Sababta loo dayoobay ee Herer looga daba…
Isagoo ka dabaakhtamaya hanjabaado badan oo kasoo yeedhay cadowga ummadda Soomaaliyeed ayuu abwaanku gabaygan tiriyey. Wuxuu yidhi: - Nin gumaysi raaciyo Axmaar, gacantii mooyaane -…
Camanje Yogol wuxuu ahaa gabayaa muctarif ah oo tixihiisu ku baaheen aadna looga xiiseeyo dhammaan degaanada Soomaalida Galbeed, kuwa Waqooyi iyo inta la ollaga ah.…
Naazi waa gabay ka hadlaaya John Bolton, sifiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, iyo dadaalkiisii fashilmay ee uu in badan ku doonayay in la meelmariyo…
The largest online collection of Somali poetry Jiiftadan waxaa curiyay Abwaan Maxamad Cabdiqaadir Daauud [Stanza] taariikhdu markay ahayd July 21, 2003 asagoo kula hadlayay gabadh…
The largest online collection of Somali poetry I AM A WARLORD! I am a Hustler I am a Holy Man I am a Marine I…

