The largest online collection of Somali poetry Faaraxow galgaladkaan dhigiyo gama’ la’aantayda Gogoshaan ku jiifsaday hurdada goodkii igu yaacay Gasiinkii la ii dhigay waxaan gawska…
Raggii hore waxay ahaayeen kuwa aad u fahmo badan oo sarbeeb iyo hadal huwan oon is xagxagasho lahayn danahooda ku gaadha. Waxaa la wariyey in…
Awal hore inaan gabay tirshiyo, godob ma doonayne Gadaafa iyo cay ma rabin, gaadha aadmiga e Soomaali gabigeed ma rabin, waxaan u gaystaaye Gurgurshaa hayinahaan…
The largest online collection of Somali poetry Jiiftadan waxaa curiyay Abwaan Maxamad Cabdiqaadir Daauud [Stanza] wuxuu tiriyay markey taariikhdu aheyd 16 February 2003. Gorgoryahoow lalaayee…
Gabaygan jacaylka ah abwaanku wuxuu u tiriyey xaaskiisa. Sidduu sheegay Cabdullaahi, doobnimo ayuu ku weynaaday ka dibna guursaday gabadha uu gabaygan u mariyey. Sababtiisuna waxay…
The largest online collection of Somali poetry Tixdaan gabeyga ah waxaa curiyey Cumar Cabdinuur Nuux – 10/05/2002. Wuxuu welwel kamuujinayaa in xornimadii naf iyo maalba…
Waa gabay ka hadlaya roobabka iyo fatahaadaha ka dhacay koonfurta Soomaaliya kuwaas oo ay dadna ku dhinteen kuwa badanna ay ku barakaceen. Isagoo dhiirri galinaya…
Hanaankii Ciraaq waxay ku wajahan tahay dibindaabyada lala maagan yahay ummadda Soomaaliyeed, marka cadowgeedu oo uu ugu horeeyo dawladda Tigreegu iyo tan Maraykanku ay ku…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygan waxaa allifay Abwaan Maxamad Cabdiqaadir Daauud [Stanza]April 26, 2003. Wuxuu Abwaanku gabayga kula dardaarmayaa walaalkii ka yar…

