Ogaadeen macaankiyo intii, dhiigii laga miirtay Ma dhawayn mas’uulkiyo intay, madax la’aayeen e Ma hurihii Qamaan iyo Xarbi baa, ciidda hoos maraye Maxamud Cali iyo…
The largest online collection of Somali poetry Wuxuu gabaygan abwaanku tiriyey mar uu joogay Nairobi oo loo soo sheegay in dagaal dhex maray laba qoys…
The largest online collection of Somali poetry 1. Tabtaa Ina Cigaalow waddaan tacab qasaaruun dheh 2. Tartan meelna aan gaadhiniyo turuqyo daaluun dheh 3. Tamashlaha…
The largest online collection of Somali poetry Waa gabay uu abwaanku isku difaacay mar ay haweenay u qabsatay wax Alla wixii godob ahaa ee ay…
The largest online collection of Somali poetry Maxamed Cabdi Qaadir Daa’uud [Stanza] wuxuu jiiftadan curiyay July 10, 1999 wuxuuna kaga jawaabayay warqad ay hooyadii usoo…
The largest online collection of Somali poetry Waa gabay wadani ah oo uu abwaanku Soomaalida kula hadlay kuna dareensiiyey gaalka, gumaysiga, iyo gododkooda khayaamada ee…
Gabaygan jacaylka ah abwaanku wuxuu u tiriyey xaaskiisa. Sidduu sheegay Cabdullaahi, doobnimo ayuu ku weynaaday ka dibna guursaday gabadha uu gabaygan u mariyey. Sababtiisuna waxay…
The largest online collection of Somali poetry Tixdaan gabeyga ah waxaa curiyey Cumar Cabdinuur Nuux – 10/05/2002. Wuxuu welwel kamuujinayaa in xornimadii naf iyo maalba…
Waa gabay ka hadlaya roobabka iyo fatahaadaha ka dhacay koonfurta Soomaaliya kuwaas oo ay dadna ku dhinteen kuwa badanna ay ku barakaceen. Isagoo dhiirri galinaya…
Hanaankii Ciraaq waxay ku wajahan tahay dibindaabyada lala maagan yahay ummadda Soomaaliyeed, marka cadowgeedu oo uu ugu horeeyo dawladda Tigreegu iyo tan Maraykanku ay ku…

