Press "Enter" to skip to content

Masaare

Masaare abwaanku wuxuu ka tiriyey dagaal dhexmaray Habar Yoonis iyo Abraahiin. Loolan soo jireen ah ayaa labadan qoys ka dhaxeeyey hase yeeshe sababta gabaygani waxay…

Ina Looti

The largest online collection of Somali poetry Ina Looti wuxuu ahaa nin gabyaa ah oo xilliggii Raage Ugaas noolaa. Wuxuu ahaa ninkuu Raage markii la…

Faarax Nuur

The largest online collection of Somali poetry Dagaaladii Ehligaa ahaa ee ka dhaxayn jiray Ciidagale iyo Arab ayaa waxay horseedeen inay waxgarad labadaa qabiil ka…

Cayni-Qabad

The largest online collection of Somali poetry Gabay gabayada dib-u-heshiinta ee abwaanka ka mid ah oo uu Soomaalida ugu sheegayo in ay Rabbi u noqdaan…

Guur aan ka la’aado

Gabaygan Guur aan ka La’aado waxaa tiriyey Allaha u naxariistee Yuusuf Maxamed Xirsi oo ku magacdheeraa Aw Yuusuf-barre. Wuxuu gabaygan Aw Yuusuf tiriyey xilli lagu…

Laba Guul Ooman

Odaygii gablamay iyo duqii, geela badan haystay Ee gaano oomiyo horwayn, ceelka soo galiyey Gaankii Garlow Gube markii, Gooha lagu ooday Garab waynta naaxdiyo markay,…

Gobta Silicday (1982)

Gobta silicday shacabkii la siray, sahankii beenoobay Seerahan Salxaan sii dilay ee, Samatar ceebeeyay Sancadoow dameerkii sangaha, laga saraysiiyey Geenyada surkaa lagu dhuftiyo, baqalka soo…

Xabaal Seeg (1981)

Haddii xaasid kula soo dago iyo, xeel ninkaa badiya Xuduud lagu heshiiyiyo haddad, xeer la dhigan waydo Maalin ay xaqiiqadu luntay oo ay, xagashu kaa…

Xoogsi

The largest online collection of Somali poetry Caliyow xasuus kugu dullee, walad xumaadaaye Wax badan baan xagaagii wan weyn, xawda kuu jaraye Wax badan baan…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r