Press "Enter" to skip to content

Ha is Raacdo

Ha is Raacdo abwaanku wuxuu tiriyey 1992 isagoo jooga magaalada Qabri-Dahare. Waa gabay isugu jira toosin, tusaalayn, dhaliil, iyo gubaabo oo uu kula hadlay Jabhadda…

Talo Abwaan

The largest online collection of Somali poetry Gabaygani wuxuu ku saabsan yahay nabadaynta ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu yidhi: Maanasada waxaan ku allifaa, idam Illaahaye Haddii uunan…

Gaal la Joog(1976)

Muuse Aaye nin la yidhaahdo oo Isaaq ah oo ay Yuusuf Colaad wada shaqayn jireen ayaa Jabuuti kolkay xornimadeeda qaadanaysay u afmiinshaaro tegay. Intii uuna…

Xaawo iyo Aadan

Gabaygan lagu magacaabo Xaawo iyo Aadan, dadka qaarkiina laga yaabo inuu u maqlay Abuuristii Aadmiga, wuxuu ka mid yahay gabayada Dhoodaan oo ay runtii adag…

Maxaa Xiga?

The largest online collection of Somali poetry Dadka wada dhashay een lahayn diirnax iyo xeebad Labada uurka soo dabataye daacad kala wayday Daayimow maxaa xigi…

Cirsan ka yeedh (1969)

The largest online collection of Somali poetry Cashadii gashaba waagu waa caynad gooniyahe … Caammadu waxay moodayaan curasho dayreede Cilmi Felegga way garan raggii caalimka…

Hal-Xidhaale

The largest online collection of Somali poetry Arintu kolkay maansada joogto waxaa is hal-xidhaaleeya laba nin ama laba kooxood oo collaad maanso ka dhaxayso. Collad…

Cali-nuur Muxumed Gaas

Waxaan boggan kusoo gudbinaynaa dhawr gabay oo aan wada dhannayn oo uu tiriyey abwaan Cali-nuur Muxumed Gaas. Cali-nuur waa gabayaa culus oo tixihiisu hal-kudheg soocan…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r