The largest online collection of Somali poetry Caligeri (Dhulbahante) ayaa geel ka dhacay ragna ka laayey Reer Hagar (Dhulbahante.) Dagaalkii iyo ku didrirkii geela ayaa…
Huurso meel la yidhaahdo oo Itoobiya ku taal ayey dawladda dhexe ee Itoobiya shir ugu qabatay qawmiyadaha kala duwan ee dalkaa ku dhaqan. Soomaalida oo…
Cabdiyoo harraadsani hadduu, ilo ku soo hiiqay Anigow horreeyey markaan, hadallo weydiiyey Saddexdii ha’ gaabood markuu, kala hanbeyn waayey Ragaan hubo habeenkii markaan, hilinka qaadsiiyey…
Qamaan iyo Ismaacill Mire iyo, Qawdhan iyo Saahid Qudhii Maxamed qawlkii Salaan, qodobyadii Raage Qarnigii horeetaan ka hadhay, qoonkii gabaygiiye Qabri baanan gaadhine adduun, qaatay…
The largest online collection of Somali poetry 1960kii bishii June ayuu abwaanku tiriyey gabaygan wuxuuna ka tiriyey madashii calan saarka ee gobolada Waqooyiga ee Soomaaliyeed.…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygan oo sida midhahiisa ku cad xambaarsan murti culus wuxuu kamid ahaa gabayadii lagu qaadan jiray tacliinta dugsiyada…
Gabaygan wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii Siddeetamaadkii. Waxaa dhacday in xukuumadii Siyaad Barre ay u adkaysan wayday gabayadii qirada weynaa ee uu Cabdillaahi Macallin Dhoodaan…
Uneexo wuxuu soo baxay bishii Noofeember 1962kii, waa Hargaysa. Kadib markii Xisbigii Nasrullaahi ee gobolka Soomaali Galbeed ka halgamayey ay afgambiday dawladii Soomaaliya iyadoo isticmaalaysa…
The largest online collection of Somali poetry 1.Hammigeygu meel buu rabaa, inuu ku haadaaye 2.Hadimiyo dhibaataan arkaa inay na heystaane 3.Hawraarta gabay waanigii, hoodo ku…

