Press "Enter" to skip to content

Guda Umuurtayda

Gabaygani waa gabaygii ugu horeeyay ee uu Qamaan Bulxan u diro Reer Sheekh Cabdille ka dib markii afadiisii lagu sheegay in nin kale loo dhisay.…

Maxamuud Oomaar

Duullaankii Ingiriis kusoo kiciyey hadhaadigii Daraawiishta iyo jilibyadii Ogaadeen ee ay dhexdooda isku uruursadeen ayaa soo qaaday geel loo bixiyey Hagoogane. Ciidamada Ingiriiska ah ee…

Talo Adduun

Toolmooni hadal waa inuu tol u dhexeeyaaye Tuushkii xun iyo wiil yar waa la isla tiirshaaye Waa laysku wada tiirsan yahay sida tis oodeede Taabbaa…

Falaadkii

Gabaygan khatarta ah wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii sanadkii 1973kii. Ma furfurin abwaanku gabayga oo siddaa duuduubka ah ayuu u socday. Dowladdii Ina Siyaad Barre…

Beerqaad

Saddexdii gabay ee ku saabsanaa Dagaalkii Laabaad ee Adduunka markay siddaa u dhaceen ayaa nin Muxumed Weyrax la odhan jiray oo raaska Maxamed ka dhashay…

Feedho Dhagax Saar (1963)

Gabayga inta maqan iyo taariikhdiisa doon.Indhawayd farsamo gooniyaan, aad u faaqidayeSidii facaylkii waa, baan ka fooraraye??Faqa kaligay baan meel cidla ah, ula fogaadaayeFeker iyo wareer…

Shakuul Gaaxnuug

The largest online collection of Somali poetry Jiilaal durraaqsaday wuxuu, nagu dangiigaaba Dabeyluhu waxay nala dhacaan, daafad iyo qiiqba Kol uun baa darxumadii la qabay,…

Halgaad (1979)

Ciidamadii Soomaaliya markii ay kasoo baxeen gobolkii Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ee ay sida orodka ah uga qabsadeen, waxay si aan qorshe iyo aabayeel lahayn…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r