Press "Enter" to skip to content

Ha Midowdo

Shirkii Midowga Afrika (OAU) ee lagu qabtay Xamar 1974kii ee uu Dhoodaan gabayada dhawrka ah ka tiriyey gadaashii ayuu kanna tiriyey. Markii la gunaanaday shirkaa…

Maxamuud Oomaar

Duullaankii Ingiriis kusoo kiciyey hadhaadigii Daraawiishta iyo jilibyadii Ogaadeen ee ay dhexdooda isku uruursadeen ayaa soo qaaday geel loo bixiyey Hagoogane. Ciidamada Ingiriiska ah ee…

(IX) Cilmi-Carab Cabdi

Gabaygii Cilmi Carab Cabdi ku darsaday Silsiladdii Rayad Hooyaale gabay waayadeer haabka kuma hayne In dhoweydba waataan ka hadhay himiladiisiiye Ma hawalinnin maansooyinkii igu habboonaaye…

Hana Sheeganina

Gabay gabayadii badnaa ee Maxamed Cumar Dage ku lahaa Silsiladdii Rayad ayaa waxaan ka haynaa oo kaliya afartan meeris ee hoos ku xusan. Wuxuu ahaa…

Talo Adduun

Toolmooni hadal waa inuu tol u dhexeeyaaye Tuushkii xun iyo wiil yar waa la isla tiirshaaye Waa laysku wada tiirsan yahay sida tis oodeede Taabbaa…

Ha lays galo

Waxaa la yidhi Ugaas Xaashi oo ahaa ugaas Qorraxeey ka talin jiray ayaa Qamaan ku yidhi: ‘Qamaan, Reer Xandulle sadada kasoo uruuri.’ Reer Xandulle waa…

Falaadkii

Gabaygan khatarta ah wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan tiriyey horraantii sanadkii 1973kii. Ma furfurin abwaanku gabayga oo siddaa duuduubka ah ayuu u socday. Dowladdii Ina Siyaad Barre…

Beerqaad

Saddexdii gabay ee ku saabsanaa Dagaalkii Laabaad ee Adduunka markay siddaa u dhaceen ayaa nin Muxumed Weyrax la odhan jiray oo raaska Maxamed ka dhashay…

Shakuul Gaaxnuug

The largest online collection of Somali poetry Jiilaal durraaqsaday wuxuu, nagu dangiigaaba Dabeyluhu waxay nala dhacaan, daafad iyo qiiqba Kol uun baa darxumadii la qabay,…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r