Press "Enter" to skip to content

Quusgooyo

Rag qabiilo weyn iyo gobbaan, soo qareensadaye Iidoorka qaylkiisa xumi, iguma qooqeene Nin qisaasi keentaan ahaye, qadaw ma joogeene Inaan qoorta laadlaadiyoon, quustay la i…

Qamaan Bulxan

Markii aan maqlo odhaahda Soomaaliyeed ee ah rag waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi waxaa maskaxdayda kusoo degdega magaca Qamaan Bulxan Yuusuf. Qamaan wuxuu…

Mashaqo Weyn

Gabaygiisii Murdud Reebe wuxuu Maxamed ku tilmaamay inaan geeljire aaro u noqon karin raggii Dhulbahante ee dhawrka ahaa ee Habar Yoonis laysay. Haddaba, xilli ku…

Ku Luqluqo Xumaatada I

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii kobaad ee gabayadii afarta ahaa ee uu abwaanku ugu jawaabayey Xirsi Dheere. Wuxuu yidhi: Murti labanlaboodigii naxwaha,…

Hal Gabay

Soomaalidii hore haddii ay geel soo qaadaan ninka gabayaaga ah sadka iyo sahmiga uu geela ka helo ee uu ula siman yahay ragga kale waxaa…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r