Cabdiraxmaan Ibraahim Magan oo ku magacdheer Cirjiidh oo in badan qurbaha ku noolaa, dhulkii hooyana aan muddo dheer tagin ayaa dhawaan safar gaaban ku gaadhay…
Dagaalkii Fardhidin ee 1901dii dhexmaray Daraawiish iyo Ingiriis ka dib waxaa dhacay duullaankii lagu hoobtay ee Beerdhiga (1902dii.) Beerdhiga wuxuu Daraawiishta iyo Ingiriis iyo wixii…
Dagaal Soomaalida Doollo iyo Hawd degtaayi u taqaano Dagaalkii Jiidha ayaa dhexmaray Abraahiin iyo Habar Yoonis. Maxamed Dheere ayaa dagaalkaa ka tiriyey tixdan hoose. Sida…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii ugu dambeeyay ee jawaabtii uu abwaanku u celiyey Xirsi Dheere. Wuxuu yidhi: Adduunyada ninkaan dhimanin, ee dhaaxa…
Insaanku kolkii uu muddo barwaaqo iyo badhaadhe ku jiro sanahaabo iyo kibir ayuu billaabaa. Dawladdo iyo talisyo fac weyn oo xoog istaawiyey dabadeed khilaaf ka…
Ninka geeljire ahi haddii uu geelooda oo cadow qaaday ku dagaalami waayo wuxuu mutaa guhaad iyo guulguul badan. Inuu nafta garabdhigo oo ama lagu dilo…
Waamar kale iyo taxenihii ahaa “rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi” Waxaa maanta barnaamijka marti inoogu ah Maxamed Bulxan iyo gabaygii uu ka…
Eebow Casiisow adaa, caadiloo talinee Dadkii cudur ka yaabaa diloo, lagu cabsiiyaaye Waxaa colkiisa laga khoofayaa, caasi gaalo ahe Cadwa nimanka yaalaan hurdada, caafimaad ladine…
Reer Cali (Ogaadeen) iyo Ciidagale (Isaaq) ayaa dagaalamay. Doorar badan ayaa dagaalkaa ku go’ay, haseyeeshee guushii waxay raacday Reer Cali oo si ba’an birta uga…
Inkasta oo ay adag tahay inaan qisadan salkeeda soo xaadhno, gabayadii laysu tiriyeyna aanaan wada helin, haddana inta nasoo gaadhay iyo sida ay noo soo…

