Gabaygii Maxamed Fiin ee Silsiladdii Rayad Calow gugakan gabaygaad tidhi gocasho weyn reebye Wixii gacal ahaa uumiyaa waa mid kala geyne Gabadh iyo walaalkeedba waa…
Axmed Ismaaciil Diiriye ninkii la odhan jiray ee Qaasimku magacdheeraa ayaa 1974kii gabay mariyey. Gabaygaasi wuxuu ahaa mid qabyaaladeed, Soomaali badanna wax ka sheegaya. Sidaad…
Gabaygan khatarta ah ee ay ka dhexmuuqato inuu Macallinku mariyey kolkii uu ka baxsaday dawladii Maxamed Siyaad iyo taariikhdiisiiba soo raadi oo nasoo gaadhsii muggii…
Maxamuud iyo qoyska uu ka dhashay waxay ku noolaan jireen deegaanka Ciiddeed oo baro iyo bayd ba ku lahaayeen. Maxamuud wuxuu u socdaalay deegaanka Ceeliseed…
Wq: Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Waa horraantii 1970aadkii. Waa Muqdisho. Waa casar gaaban. Fadhi si fiican u agaasiman ayey fadhiyaan, wayna qayilayaan. Dareenka fadhigu wuxuu ku…
The largest online collection of Somali poetry Intiinii la socotay waxaan dhawaan idin soo gaadhsiinay cajalad uu duubay Cabdullaahi Dhoodaan oo uu ku toosinayey khaladyo…
Gabaygan Dalxiis, abwaanku wuxuu kaga hadlayaa hodanimada iyo qaninimada dhulka loo yaqaano Ogaadeenya ama Soomaali Galbeed. Wuxuu gabaygu ka mid yahay gabayada naadir ka ah…
Uruurin:Xarbi, Qowdhan, Gahaydh, Dage, Hurre, Khaliif, Aflow, Beenaleey iyo Fadal Ka dib markii uu u xoogsheegtay ciidamadii xaq u dirirka ahaa ee Daraawiishta, gumaysigii Ingiriisku…
Qore:Cawaale Xuseen awalle@gmail.com Af-Soomaaligu waa af aad u ballaadhan, hodan ah oo murti iyo maahmaaho badan. Maahmaahda ama murtidu waxay ku timaadaa dhacdo qofka qabsata…

